KernApk
Apk bestanden voor Android
Korte info
Over het algemeen heeft apk-bestand Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) een beoordeling tussen 6.8 en 10. Dit is een cumulatieve beoordeling, de meeste van de beste apps op google play store hebben een beoordeling van 8 tot 10. Totaal reviews in google play store 0. Totaal aantal ontvangen vijf-sterren reviews 0. Deze app kreeg een slechte beoordeling door 0 gebruikers. Geschat aantal downloads schommelen rond 10,000+ downloads in google play store Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ), te vinden in de categorie Gereedschap, met tags en werd ontwikkeld door Somali Islamic Library. U kan hun website not exists bezoeken of tafseeralquran1@gmail.com naar hen sturen. Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) kan op android-toestellen geïnstalleerd worden met 5.0(Key Lime Pie)+. We leveren enkel originele apk-bestanden. Wanneer één van de materialen op deze site inbreuk maakt op uw rechten, rapporteer het ons dan. U kan ook apk of Google downloaden en het draaien via android emulatoren zoals big nox app player, bluestacks en koplayer. U kan ook apk van Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) downloaden en het op android emulatoren draaien zoals bluestacks of koplayer. Versies van Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) apk beschikbaar op onze site: 2.0, 1.0. Nieuwste versie van Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) is 2.0, werd opgeladen op 2022/17/04
Schermafbeeldingen van Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Beschrijving van Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur'anka ooe afsoomali ah .

Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur'aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay application-kan

1. In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. In aad aayada aad rabto dooran karto.
- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan kar.

3. In aad qaari'a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari'oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. In Marka aad suurada, aayada iyo Qaari'a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. In aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.


6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo boerenkool waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari'iin cusub
9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

a. Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
b. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
c. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa'idno.
InshaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo boerenkool ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.

Versie geschiedenis Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Nieuw in Tafsiirka Quranka Sh. Dirir 2.0
oplossen Qari'iin cusub
- Türjumaadka quranka luqada Ingriisiga
Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidan karto
Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aqu rabto
Beoordeel deze app
Meer info
Ander Tafsiirka Quranka Sh. Dirir APK versies voor Android
Populaire Android apps